Dadka doonaya in ay la kulmaan Ra’isul Wasaare Rooble oo lacag laga qaadayo !!

Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa safaf dheer ugu jira sidii ay ula kulmi lahaayeen Ra’isul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble si ay ugala hadlaan arimo inta badan iyaga u gaar ah. Xafiiska Ra’isul Wasaare Rooble ayaa laga dareemayaa mashquul badan, waxaana maalin kasta taga Masuuliyiin xilal haya, siyaasiyiiin iyo … Continue reading Dadka doonaya in ay la kulmaan Ra’isul Wasaare Rooble oo lacag laga qaadayo !!